Ku noqo Bogga Hore

Nagu Saabsan (About Us)

Bilsan Data waa madal casri ah oo loogu talagalay fududynta iibsashada iyo u shubista xirmooyinka internet-ka shirkadaha isgaarsiinta ee dalka Soomaaliya oo dhan, gaar ahaan Hormuud Telecom, Somtel, Somnet, iyo Amtel.

Himiladeenu waa inaan macaamiisheena siino adeeg hufan, ammaan ah, oo aad u dhakhso badan si ay mar walba u helaan internet joogto ah oo aan kala go' lahayn adigoo isticmaalaya softiweer horumarsan oo dynamic ah.

Waxaan adeegsanaa tiknoolajiyad otomaatig ah oo xaqiijinaysa in dalab walba lagu fuliyo ilbiriqsiyo gudahood marka lacag bixinta la helo, annagoo dhowrayna amniga iyo kalsoonida macaamiishayada.