Ku shubo Internet-ka si fudud oo boqolkiiba boqol ah!

Bilsan Data waa app-ka ugu casrisan ee ku siinaya fursad aad ku soo iibsato xirmooyinka internet-ka ee shirkadaha Hormuud, Somtel, Somnet, iyo Amtel adigoo adeegsanaya mid kasta nidaamkiisa lacag bixinta.

Hormuud Active
Fudud & Degdeg
BILSAN DATA
Dooro Shirkadaada
Xirmooyin kala duwan
Amaan 100% ah
Soo Deji App-ka

Shirkadaha Iskaashiga

Bilsan Data waxay kuu keenaysaa adeegga internet recharge ee shirkadaha isgaarsiinta ee dalka si aad u hesho xiriir aan dhammaanayn.

Hormuud Telecom

Hormuud

Ku shubo xirmooyinka Hormuud Telecom sida ku dhakhsiyaha badan adigoo isticmaalaya EVC Plus.

EVC Plus
Somtel Telecom

Somtel

Ka dhammaystir iibsashada xirmooyinka Somtel habka e-Dahab adoo helaya ogeysiis toos ah.

e-Dahab / Sahal
Somnet Telecom

Somnet

Ku raaxayso internet xawaarihiisu sarreeyo ee shaqeeya adigoon wax walwal ah qabin.

Somnet Data
Amtel Telecom

Amtel

Ka iibso xirmooyinka internet ee ugu jaban shirkadda Amtel si aad had iyo goor u online ahaato.

Amtel Bundle

Marineyaha Koontooyinka (Access Portals)

Gali nidaamka maamulka Bilsan Data.

Nidaamka System-ka (Admin)

Ku haboon maamulayaasha system-ka ee maamulaya qiimaha xirmooyinka, wakiilada, iyo dashboard-yada.

Login